(رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي ~ وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي ~ وَاحْلُل عُقْدَةً مِنْ لِسَانِي ~ يَفْقَهُوا قَوْلِي)

Wednesday 17 March 2010

M/weyne Faroole oo Agaasime guud u magacaaabay hay'adaha sirdoonka & amniga ee dawlada Puntland, magiciina ka badelay hay'ada PIS.


Garowe, Mar 12 - Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska M/weynaha Puntland Cabdiraxmaan M. Faroole ayaa lagu iclaamiyey magacaabida Agaasime guud oo ay yeelan doonaan hay'adaha sirdoonka & amniga ee dawlada Puntland. Isla wareegtada ayaa magicii looga bedalay hay'ada PIS 'Puntland Intelligence Services', loona bixiyey PIA 'Puntland Intelligence Agency'. Wareegtada ayaa u dhignayd sidan,

Xeer Madaxweyne LR.27, 12/03/2010Madaxweynaha Dawlada PuntlandMarkuu arkey, Dastuurka Dawlada PuntlandMarkuu arkey,
 Xeer Madaxweyne Lr.113 ee December 17,2009Markuu arkey, Baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo hay'adda Sirdoonka Dawladda Puntland ee PIA/PSFWuxuu xeeriyey:Waxaa la magacaabay:1) G/sare Cali Maxamed Yuusuf 'Binge'Agaasimaha Guud ee Hay'adda Sirdoonka & Amniga Puntland 'PIA / PSF'Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa marka uu Madaxweynaha Puntland saxiixo.

Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud 'Faroole'Madaxweynaha Dawlada puntland.

0 comments:

Share

Twitter Delicious Facebook Digg Stumbleupon Favorites