(رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي ~ وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي ~ وَاحْلُل عُقْدَةً مِنْ لِسَانِي ~ يَفْقَهُوا قَوْلِي)

This is default featured post 1 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 2 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 3 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 4 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 5 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

Monday, 20 December 2010

Qarax ka dhacay Magalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kneya

Magaalada Nairobi qarax ka dhacay bas u socday magaalada Kampala ee Uganda ayaa waxaa ku dhaawacmay inta la og yahay ilaa lix ruux.

Wednesday, 15 September 2010

Madaxweyne Shiikh Shariif oo Maanta Khudbad Dheer Ka Horjeediyey Fadhigii Baarlamaanka

Waxaa maanta kulan isugu yimid xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shirka ayaa waxaa guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Cabdiweli Shiikh Muudey, waxaana la sheegay in ay goobta fadhiyeen 305 xildhibaan, taas oo ka dhigeysa in kooramku dhan yahay.

Monday, 13 September 2010

Safarka Madaxweyne Shariif ee Maraykanka

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Sh. Shariif Sh Axmed ayaa la filayaa in ay soo gaaraan Dalkan Mareykanka.

Wednesday, 23 June 2010

Qarax Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Bosaso

Qarax Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Bosaso
ee xarunta G/Bari
Waxaa gelinkii dambe ee maanta qarax nooca bam gacmeedka ah lala beegsaday Ciidan ka tirsan kuwa amniga ee Dowladda Puntland,qaraxa ayaa ka dhacay wadada dheer ee laamiga gaar ahaan agagaarka Hoteelka Khaliij ee u dhow Shirkada Isgaarsiinta ee Golis.

Share

Twitter Delicious Facebook Digg Stumbleupon Favorites