(رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي ~ وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي ~ وَاحْلُل عُقْدَةً مِنْ لِسَانِي ~ يَفْقَهُوا قَوْلِي)

This is default featured post 1 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 2 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 3 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 4 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

This is default featured post 5 title

Go to Blogger edit html and find these sentences.Now replace these sentences with your own descriptions.

Wednesday, 15 September 2010

Madaxweyne Shiikh Shariif oo Maanta Khudbad Dheer Ka Horjeediyey Fadhigii Baarlamaanka

Waxaa maanta kulan isugu yimid xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shirka ayaa waxaa guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Cabdiweli Shiikh Muudey, waxaana la sheegay in ay goobta fadhiyeen 305 xildhibaan, taas oo ka dhigeysa in kooramku dhan yahay.

Monday, 13 September 2010

Safarka Madaxweyne Shariif ee Maraykanka

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Sh. Shariif Sh Axmed ayaa la filayaa in ay soo gaaraan Dalkan Mareykanka.

Wednesday, 23 June 2010

Qarax Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Bosaso

Qarax Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac sababay oo ka dhacay Bosaso
ee xarunta G/Bari
Waxaa gelinkii dambe ee maanta qarax nooca bam gacmeedka ah lala beegsaday Ciidan ka tirsan kuwa amniga ee Dowladda Puntland,qaraxa ayaa ka dhacay wadada dheer ee laamiga gaar ahaan agagaarka Hoteelka Khaliij ee u dhow Shirkada Isgaarsiinta ee Golis.

Saturday, 3 April 2010

M/weyne Faroole oo Adis Ababa kula kulmay M/weyne Shariif & Mesfin, wasiirka arrimaha dibedda ee Ethiopia.

Adis Ababa, Apr 02 - Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa kulan la qaatey maanta 1 April, 2010 Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Sayoum Mesfin.

Kulankaan oo ka dhacey xafiiska Wasiirka Arimaha dibada ayaa waxaa labada masúul kaga hadleen xiriirka Puntland iyo dowladda Ethiopia, xaalada guud Somalia waxeyna isku afgarteen dhamaan qodobadii laga wada hadley.

Share

Twitter Delicious Facebook Digg Stumbleupon Favorites