
Adis Ababa, Apr 02 - Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa kulan la qaatey maanta 1 April, 2010 Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Sayoum Mesfin.
Kulankaan oo ka dhacey xafiiska Wasiirka Arimaha dibada ayaa waxaa labada masúul kaga hadleen xiriirka Puntland iyo dowladda Ethiopia, xaalada guud Somalia waxeyna isku afgarteen dhamaan qodobadii laga wada hadle...